Sheekh Caan Ka Ah Somaliland Oo Taagero U Muujiyey Go,aanka Ka Soo Baxay Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donlad Trump

0
101

Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu tageero u muujiyey go,aan dhawaan ka soo baxay madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump Go,aanka uu sheekhu taageerada u muujiyey ayaa waxaa uu yahay mid uu Donald Trump dhawaan ku sheegay in aanay dalkiisa soo galin dadka muhaajiriinta ah ee ku nool 7 dal oo dalka Somaliya ku jirto Waxaa uu ku sifeeyey Donlad Trum in uu yahay shaqsi ka shaqeynaya sidii ay umada muslimka ahi ay u midoobi laheyd isla markaana waxaa ugu baaqay in dhamaan dadka soomaliyeed ee dalkaasi jooga sida uga dhakhsaha badan uga soo saaro oo uu ku soo celiyo dalkoodii oo uu sheegay in uu u baahan yahay shd