Golaha Guurtida oo Wakhti Cusub Doorashada Madaxtooyada u Cayimaya

0
105

Saleebaan-Maxamuud-AadanHargeysa(Waaheen) Golaha Guurtida Somaliland ayaa la filayaa in ay Jadwal cusub u sameeyan Doorashada Madaxtooyadda oo hore Madaxweynaha, Xisbiyada iyo Komishanku isla qaateen in doorashada laga dhigo 10-10-2017-ka, balse Golaha Guurtida ayaa warar xogogaal ahi sheegayaan in ay Doorashada maalintaasi dib ugaoo ay isla qaateen  28-11-2017.

Illaa hadda war cadi kama soo bixin, basle golaha Guurtid ayaa u balansan Muddo kordhinta Madaxweynaha bishan dhamaadkeeda.