Soo Jeedinta Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameeyo Xukuumada Siilanyo Oo Loo Gudbiyey Golaha Guurtida Iyo Gudi La Filaayo

0
86

OLYMPUS DIGITAL CAMERAhARGEYSA(WAAHEEN) Golaha guutida Somaliland ayaa la sheegay in loo gudiyey soo jeedinta muddo kordhin mar labaad loo sameeyo xukuumada Madaxweyne Siilanyo .

Waxaana la filaya in guddi ka tirsan golahaasi ay maalmaha soo socda safar ugu baxaan deeganada ay abaaruhu ku dhufteen si ay u soo sameyaan qiimeyn lagu saleeyo muddo kordhinta xukuumada loo sameynaayo .Wali Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay golaha guurtida oo ku saabsan in loo soo gudbiyey warqada muddo kordhinta lagaga codsanaayo balse ilo xog ogaal ah ayaa sidaasi noo xaqiijiyey