Gudoomiyihii Safirlayaasha Hargeysa oo Saaka ku Geeriyooday Saldhiga Dhexe.

0
134

 

guoooHargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha sarrifleyaasha  magaalada Hargeysa Md. Cabdilaahi Cali Barre ayaa Xallay ku dhex Geeriyooday Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa, ka dib markii Shalay Ciidanka Boolisku ka soo xidheen isaga oo ku guddo jira Hawlmalmeedkiisa shaqo.

Alahawnaxariiste Gudoomiyahan ayaa Xilkasi hayey muddo.