TAHNIYAD AROOS

0
147

 

Dhammaan Reer Kilas jama iyo Reer Mohamed Rodol  oo kala ah:

  1. Ahmed Kilas Jama, Samira Hussein Rodol, Hassan Kilas, Hussein Kilas, Amina Kilas, Mohamed Ahmed Kilas, Bilaal Ahmed Kilas, Fathia Ahmed Kilas, Filsan Ahmed, Kaltun ahmed Kilas, Yaasmiin Mohamed kilas, Nimo Mohamed Kilas,
  2. Fathia Mohamed Kilas, Hodon Mohamed kilas, Abdirahman Mohamed Kilas, Guuleed Mohamed Kilas, Mabarik Hussein Kilas, Amina Haji Isse, Hussein Rodol, Abdi Rodol, Omar Rodol, Nimo Rodol, Khadra Rodol, Ali Rodol, Khatin Rodol,
  3. Anab Rodol, Mohamed Hussein Rodol, Ayan Hussein Rodol, Abdirahman Hussein Rodol>

Oo dhammaantood kala jooga: Somaliland, Maraykanka, Ingiriiska, Canada, Turkey, Emaaraadka iyo Afghanistan waxay Hanbalyo Aroos u Dirayaan Hamzeh Ahmed Kilas iyo Selma Abubakar oo Habeen hore 20/01/2017 ku Aqal galay Magaalada Dubai.

Waxay Ilaahay uga baryayaan Bashbash, barwaaqo iyo Ubad Khayr Qaba in Ilaahay kala siiyo.  AAMIIN.

Waheeen Media Group

London