Yearly Archives: 2017

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland

“Waxaan buslhada reer Laascaanood la qabaa dareenkooda, ma jirto magaalo qiimaha nalku yahay $ 0.3 ILLAAHAY baa noo soo diray Gurmad Solar Energy” Foosiya Madamed Jibriil  By: Axmed M. Saleebaan   Bulsho… Read more »

Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar

Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan. Labada dal ayaa… Read more »

Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)

Tixda Miski Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne) Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha… Read more »

Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya

Hargeysa (Waaheen) Wasiirul dawlaha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqo sooranka Mr. Rory Stewart, ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ku yimaado magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Rory… Read more »

Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com

Hargeysa(Waaheen) Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa xayiraadii saarnayd ka qaaday mareegta SURADNEWS oo in mudo ah si sharci darro ah u xayirnayd taasi oo maalintii shalay ay maxkamada gobolka Hargeysa xayiradii uga qaaday… Read more »

Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey

Hargeysa (Waaheen)  Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada ay ka jirtay xaalada cakirani ayaa Furmi waayey ka dib markii uu Kooram la,aan u furmi waayey ,isla markaana hoolka ay gali… Read more »

Dowlada Spain oo sheegtay inay baabi’isay kooxihii ka dambeeyay weerarkii Barcelona

Dowlada dalka Spain ayaa ku dhawaaqday inay baabi’isay kooxihii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Barcelona. Wasiirka arrimaha gudaha ee Spain uan Ignacio Zoido ayaa sheegay in arrintani ay xaqiijiyeen ka… Read more »

Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Dibadiisa Safar ugu baxay

Hargeysa (Waaheen)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh… Read more »

Daawo: Xildhibaan Xoog oo U Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.