Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo magacaabay Masuul cusub

0
89

444Hargeysa (WAAHEEN:- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu danjirihii Hore ee

Somaliland u fadhiyi jirey Pakistan, Islamabad. Ambassador Abdirizak Diinaari oo ah Diplomaasi aqoon u leh Siyasadda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamka uu u Magacaabey Ergeyga u qeybsanaha Xidhidhka Midowga Europe, MFA/DANIDA iyo United Nation Economic Commission Of Africa.