Jameecoweyn Group oo Mahadnaq u diraya Sucaad Careys Ciise

0
154

image

Jameecoweyn Group oo ah group la sameeyey bishii lixaad ee sanadkan ahna mid samafal ah oo ay ku bahoobeen dadkii daganaan jiray Jameecoweyn si ay daryeelaan una kaalmeeyaan walaalahooda baahan.dadkaas oo kala jooga dunida dacaladeedda oo aan la soo koobi karin ayaa maanta Waaheen soo gaadhsiiyey Hambalyo ay u dirayaan Sucaad Carays Ciise iyo waliba mahadnaq ay uga mahad celinayaan duco ay ducaysay iyo Gabay ay u tirisay Jameecoweyn Group ka dib markii ay aragtay sida ay wax ugu tarayaan dadkoodii baahnaa.hadaba hadii aanu nahay Waaheen Media Group waanu gaadhsiinaynaa Sucaad Carays ciise Mahadnaqaas aad u soo dirteen waxaanan rajeynaynaa in ay aragto oo ay idinka gudoonto.
waaheen Media Group
London