Deg Deg :-Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Hada Si Rasmi Ah U Furmey Iyo Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Oo Ka Soo Qeyb Galay (Sawiro).

0
89

9_fotor-1Hargeysa(Waaheen) Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaanay adasha ka soo xaadiray masuuliyiinta kala duwan ee Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan  Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo dhammaanba ergooyinka kala duwan  ee ka qayb-gelaya shirkaasi           13_fotor-211_fotor-212_fotor-110_fotor-29_fotor-18_fotor-17_fotor-36_fotor-47_fotor-31_fotor-45_fotor-32_fotor-43_fotor-34_fotor-47_fotor-39_fotor-18_fotor-111_fotor-2