Xubin ka tirsan Baarlamaanka YURUB Oo ka hor khudbadeeyey Baarlamaanka Somaliland + Sawiro

0
106

HargeysaWaaheen- Xildhibaan  ka tirsan baarlamaanka dalka Yurub oo Somaliland yimid maalintii shalay ahayd ayaa waxaa uu qudbad dhinacyo badan  taabaneysa u jeediyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland .

img_1535img_1537

 

Mudanahan ayaa waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu Somaliland isaga oo xusay in ay Somaliland beesha caalamka ka hesho Ictiraaf  balse ay Somaliland ku da daasho sidii ay horumar u sameyn laheyd iyada oo aanay cidna caawin .

img_1539img_1541

Dhinca kale waxaa uu xildhibaankani beesha caalamka ugu baaqay in ay  Somaliland siiso ictifaaf caalami ah isla markaana uu isagu sii wada sidii doono olalaha uu ugu jiro in ay Somaliland ictiraaf ka hesho beesha caalamka

img_1543img_1545img_1548