Daawo: Wariyeyaasha Burco Oo Cambaareeyey Xadhiga Wariye 17 Cisho Xidhan

0
130

Hargeysa(Waaheen)axafyiinta ka hawl gasha gobolka togdheer ayaa maanta si adag uga hadlay xadhiga ay xukuumaddu kula kacday saxafi Axmed Muuse Sakaaro oo muddo 17 cisho ah ku xidhan magaalada burco,iyaga oona fariin baaq ah u direy xukuumadda iyo laamaha cadaalada.