Mudaharaad ay soo Abaabushay Xukummadu oo ka socda Hargeysa

0
48

banaanbax-3Hargeysa(Waaheen) Mudaharaad Balaadhan Ayaa Saaka Ay Ku Waabariisatay Magaaladda Hargaysi, Mudaharaadkan Ayaa Ah Mid Lagu Taageerayo Xumadda Somaliland Go.aankii Ay Dhawaan Ka Soo Saartay Shirkii Urur Goboleedka Ee IGAD iyo waliba go’aankii uu madaxweynuhu u kala qaaday Doorashooyinka.

Mudaharaakan Ayaa Waxaa Qaybta U Badan Lagu  Dhex-Arkayaa Ardayda Iskuuladda iyo haweenka lixda degmo ee Hargeysa.

Wararkan oo faahfaahsan la soco goordhow.