Mudaharaad ka dhacay Magaalada Sheekh + Khasaarada ka dhasay

0
109

Sheekh  (Waaheen):- War deg deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee  shabakada wararka ee Ilaysnews.com waxaa uu sheegaya in goor dhaweyd uu madaharaad xoogan ka bilowdey  magaalada Sheekh

breaking news

Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa waxaa ay ka biyo diideen xukun shalay lagu riday  ragii loo haystey dilkii Taliye Caseyr

Sidoo kale dadkii mudahaaradka dhigaayey ayaa waxa ay khasaare xoogan soo gaadhsiiyeen baaburta u kala gooshta magaalooyinka Berbera iyo Burco  waxaana ay wararku sheegayaan in dadkani ay jareen wadada dawga Sheekh