Dabka Xoogan kacay Goob Ku Taala Dagmada Gacan Libaax Ee magaalad Hargeisa

0
23

dabWar Deg Deg ah: Dab kakacay banjarle ku yaala degmada Gacan Libaax gaar ahaan isgoyska cabaaye iyo 150 ee hargaisa ma jirin wax khasaare oo uu sababay dabkaasi marka laga reebo burbur hantiyeed mana aysan jirin wax ciidamada damdamiska oo soo gaaray goobta waxaana bakhtiyay dadwaynaha xaafada waxaana la odhan karaa ciidanka dadamisku may garan shaqdood