Macalimiin Cabasho ula Tagay Wasaarada Waxbarashada

0
45

Hargeisa(Waaheen)macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada sare iyo kuwa hose ayaa saaka mudaharaad salmi ah ku hor tagay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare macalimiintan oo iskaga kala miyi dhamaan gobalada somaliland ayaa sida ay wararku nagu soo gaadheen waxa ya sheegayaan in macalimiintu ka cabanayso lacag yar oo ay macalimiintu ka heli jiren haayadaha in wasiirka waxbarshada somaliland cabdilaahi ibraahim habane ku leexiyey qasnada wasarada waxbarshada lacagtaasina anay gadhin macalimiintii
macalimiinta ayaa waxay kulan kula jiraan wasiirka waxbarshada somaliland iyagoo arimaahsi kala hadla