Qoyska Reer Digaale oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Qoyskii Marxuun Axmed Ismaaciil

0
29

Reer Axmed Digaale,Reer Faarax  Digaale ,Reer Ciise Digaale ,Reer Maxamuud  Digaale, Reer Casayr Digaale,Reer Xuseen Digaale,Reer Khayre Digaale,Intay Dhaleen iyo intay sii dhaleenba , Waxay Tacsi u Tiiraanyo Leh u dirayaan ,Eheladii, qoyskii   iyo Asxaabtii  uu ka baxay Marxuun Axmed Ismaaciil ,oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa,waxaanay leeyihiin Samir Iyo Iimaan eebbe haydinka siiyo,marxuunkana Jannadii Farduusa  ha ka waraabiyo..aamiin..aamiin