Orodyahankii Jamac Karaaciin oo Spain lagu xidhay

0
64

 

SXNBooliiska Gobolka Catalan ee waddanka Spain ayaa xidhay tababaraha Soomaaliyeed ee Jaamac Aadan Karaaciin – hawlgal si wadajir ah ay u sameynayaan booliiska,

ururka cayaaryahannada fudud ee caalamka iyo hey’adda la dagaallanka daroogada kordhisa awoodda jirka cayaaryahannada ee Spain.

Tababare Karaaciin wuxuu macallin u yahay cayaaryahanno waaweyn sida cayaaryahannadda Ethiopia ee heysata Koobka orodka 1500m ee Adduunka Genzebe Dibaba iyo kuwo kale.