Wax Ka Baro Wadanka Afraad Ee Aduunka Ugu Yar , Tirada Ciidanka Booliskiisa Oo Ka Yar 100 Qof Iyo Dhulka Uu Ku Fadhiyo Oo Ah 160 Km: Muuqaal.

0
684

200000000000000Wadanka Liechtenstein waa dalka afraad ee aduunka ugu yar waxaaa uu u dhaxeeya labada dawladood ee Austria iyo Switzerland  waxaana ku  nool dad  tiradooda lagu qiyaasay 37 kun oo qof .

Sidoo kale dalkani waxaa uu leeyahay ciidan boolis oo ay tiradoodu ka yar tahay 100 qof waxaana uu dhulka ku fadhyaa yahay 160 Km oo isku wareeg ah

Hadaba warbixin ku saabsan wadanka  afraad e aduunka ugu yar waxaa ka diyaariyey saxafiga caanka ah ee ka hawl gala telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Hereri