Wargeyska Waaheen oo helay Magacyada 24-kii Qof ee ka badbaaday Doontii ku Degtay Badweynta

0
172

 

Doontan ayaa waxa la sheegay in ay Sarnaayeen 500 oo qof oo u badan Somaliland, Somaliya iyo Qoomiyada oromada

dhalinayroHargeysa(Waaheen) Tan iyo maalintii la soo sheegay in Doon ay la socdeen Dhalinyaro isku jira Haween iyo Rag ay Badweynta u dhexeysa Masar iyo Talyaaniga ay kU degtay ayaa waxa Soo baxaya warar ku saabsan intii ka badbaaday iyo halka ay ku sugan yihiin, Dhalinyarada badbaaday ayaa la sheegay in ay yihiin  24 kali ah waxana Doontaasi la sheegay in ay saarnayeen 500 oo tahriibe.

Liiska Magacyada  24 Dhalinyaradaha ahaa ee Badbaday ayaa kala ah Sidan 1-cawaale warsame sandhool ( safiirka) 2-yaasiin cusmaan ibraahim 3- cabdi raxmaan yaasiin  4- cabdi qaadir axmed macalin 5- suweys maxamed diiriye 6-mowlid cusmaan 7-muuse maxamuud aroosh 8- cabdiraxmaan cabdilaahi cabdi 9-maxamed axmed maxamuud 10- cabdiraxmaan maxamuud maxamed 11- ibraahim cabdi xasan 12- mustafe aadan xasan 13- liibaan shacni jaamac 14- axmed faarax xasan 15- samatar cilmi cabdilaahi 16-muxaydiiin xuseen maxamuu 17- cabdi xakiin abukar diiriye 18-cabdi kariin xareed cali 19- cusmaan asad muxamed 20-khaalid cumar doodi 21- nuur cabdirashiid muxamed 22- cumar cabdi muxamed 23- xamada daahir yusuf 24- najax xasan maxamuud. Dhalinyaradaasi ayaa waxay wakhtigan ku Xareysan yihiin Xero qaxoontii oo ku taala  Dalka Giriiga Magaalada la yidhaahdo Kalamata.