Wasiirada Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada oo Dalka Turkiga u Dhoofay

0
138

 

wasiroHargeysa(Waaheen) Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay Madaarka Cigaal ee Hargeysa iyaga oo u ambo baxay dalka Turkiga.

Wasiirada kamay hadal Safarkooda balse warar aanu ka helay Safarkooda ayaa waxa uu sheegay in ay dalka u Turkiga kula kulmayaan Wasiiro ka socda dalka Somaliya isla ay uga wadahadlaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya ee Hakadku galay.