Nin ay Walaalo Yihiin Xildhibaan Dhakool oo Dablay Hubeysani Lascaanood ku Dishay

0
103

 

bbnLascanood(Waaheen) Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn  ayaa Habeen hore Fiidkii Magaalada lascaanood ku dilay Nin ka mid ah Shacabka Magaaladaasi oo la odhan jiray Cabdilaahi Axmed Caraabay.

Ninkan ayaa la sheegay markii la dilay in uu ka soo baxay Masaajidka Al-huda ee Magaalada Lascanood, kooxidii Ninkaasi dishay ayaa la sheegay in aanay Ciidnaka Boolisku qabban.

lama oga cida kadanaysa dilkiisa iyo waliba sababata dilka

Alhawraxariiste Cabdilaahi Axmed Caraabay ayaa walaalo ay ahayeen Xildhibaan ka Tirsan Golaha wakiilada Somaliland oo la yidhaahado Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool

Magaalada Laascaanood waxaa dhawr jeer ka dhacay dilaal aan cidna loo qaban