C/casiis Samaale oo Tacsi u diray Qoyska iyo Qaraabadda Marxuum Cabdi Aw Daahir

0
60

Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa Tacsi u diray Qoyska iyo Qaraabadda Marxuum Cabdi Aw Daahir oo manta ku geeriyooday magaaladda Burco.

samaaleC/casiis Maxamed Samaale waxa uu Ilaahay uga baryey Marxuumka in uu Jana fardawsa ka waraabiyo samir iyo Iimaana ka siiyo dhamaan shacabka Reer Somaliland ee uu ka baxay.

Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun