Laanta Af-Somali Ee Dicaada BBC-da oo Masuul Cusub Loo maga caabay

0
122

farxaan-jimcaale (1)London(Waaheen):- Laanta Afka Somaliya ee idacaada BBC ayaa waxaa loo magacaabay Masuul Cusub

Masuulkan  cusub ee loo magacaabey Idaacada BBC ayaa lagu  magacaaba  Farxaan Maxamed Jimcaale oo isagu hore u ahaan jiray saxafi ka hawl gala idaacadaasi isla markaana ka shaqeynaayey BBC da muddo badan

Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa waaa uu xilkaasi kala wareegayaa isla markaana ka hor inta aan  isga loo magacaabin shaqadani hayey  Wariye C/raxmaan Maxamed Aden Koronto

Mr Farxaan waxaa uu howsha la wareegayaa xilli aad muhiim ugu ah laanta Afka Soomaaliga ee BBC oo la wado qorshaha hirgalinta Telefishin wada gaadha dadka ku hadla Af soomaaliga ee Geeska Afrika.

Hadii aanu nahay bahda Shabakada Ilaysnews waxaa aanu  hanbalayo u direynaa Wariye Farxaan Maxamed Jimcaale isla markaana  waxaanu alleh uga baryeynaa  in xilkaasi loo magacaabay Alleh SWT ku asturo