Tacsi: Ilma Carab Ciise

0
36

C/xakiin X Siciid iyo dhamaan Qoyska Ilma X Siciid waxay Tacsi u dirayaan qoyska Ilma Carab Ciise oo ay Hooyadood Khadiija Maxamed Caaray ku geeriyootay Carriga Ingiriiska, gaar ahaan waxay Tacsidaasi mid la mid ah u dirayaan Deeqa Carab Ciise, waxaanay dhamaantood ilaahay uga baryayaan in uu samir iyo Iimaan ka siiyo, iyadana Naxariistiisa ka waraabiyo.
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuun