Madaxweyne ku Xigeenka Oo U kuur galay Abaaraha ka jira Borama DAAWO

0
52

sayliciBorama(Waaheen)Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka awdal.

Waxana waftigani markii ay gaadheen borama ay ka qayb galeen kulan qaadhaan gar gaar ah loogu ururinayay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada hoos yimaada gobolka awdal, sidoo kalena waxay waftigan usii dhaafeen deegaanka qol-ujeed oo ka tirsan gobolka awdal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka