Diwaangalintii Codbixiyasha oo Maanta ka Bilaamaysa Saaxil, Gabilay iyo Baligubadle

0
251

Hargeysa(Waaheen) Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Shalay u kala Diray qalabkii Diwaangalinta Goobihii dadka laga diwaangalinayey ee gobolka Saaxil iyo Degmooyinka Gabiley iyo Baligubadle. Diwaangalinta ayaa Maamulka Komishanku sheegen in ay socondoonto muddo 28 Maalmood ah isla markana lagu diwaangalindoono dadka reer Somaliland ee u bahan kaadhka Codbixinta.