Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa oo kulamo la yeeshay Wufuud ka socotay Caalamka

0
95

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku  Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Shiinaha

DSC_0004Hargaysa(Waaheen)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka kooban Saddex Wadan oo kala ah Norway, Denmark iyo Netherland.

Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada Mudane Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani)  iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Denmark Ambassador

Dhinaca Xubnaha Weftiga Mr. Phil Evans, Head of DFID Somalia and Somaliland, Ms Pauline Sheenan, Head of Economic and Human Development Mr. Angus Miller, Governance Advisor

Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka  Socda  Dalka China .

Wasiir Waran-cadde  iyo  Xunbaha  Waftida  ayaa  Ka  Wadahadlay  Sidii Loo Sii Xoojin lahaa Xidhiidhka  Saaxiibtinimo  iyo Horumarka  Labada  Dal,

Iyadoo  Labada  Dal ee China Iyo Somaliland  uu ka  dhaxeeyo  xidhiidh  saaxiibtinimo  oo  guun ahi .

Shirkan  Ayaa  wasiirka   Arrimaha  Gudaha  Waxaa Ku  Wehelinaayey  Wasiirka  Warshadaha  Somaliland Mudane  Shucayb.