Daawo Soo Guryo noqoshadii Siilaanyo ee Burco

0
116
Burco(Waaheen) Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa caawa kusoo guryo noqday magaalada burco. waxaana soo dhawayn balaadhan loogu sameeyey magaalada burco isla markaana ay soo dhaweeyeen boqolaal dadwaynaha reer burco ah iyo waliba masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ee gobolka togdheer
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka