Somaliland iyo Itoobiya oo iska Kaashanaya Dhinca Boosaha iyo Isgaadhsiinta

0
109

 

itoobiyaWafti uuu hogaaminayo Wasiirka Boosaha ee Itoobiya oo hargeysa lagu soo dhaweyey

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa magaalada Hargeysa ku soo dhaweyey Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Itoobiya.

Waftigan oo shallay soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa wax a ay u socdaan sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka Dhinca Boosaha ee labbada dal.

Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland ayaa sheegay in waftigani u socdaan sidii labba dal u yeelan lahaayeen Boos ay faarimaah dadweynuhu isku diran.

Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta ee itoobiya ayaa isaguna dawlad somaliland uga mahad celiyey soo dhaweynta ay u sameeyen, isaga oo tilmaamay in bada dal xidhiidh fiicna oo dhinca Amanka iyo ganacsigu ka dhexeyo