Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Dilal Hargeysa ka dhacay

0
111

 

warancaddeHargeysa(Waaheen) Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Dilal ka dhacay Magaalada Hargeysa oo ugu danbeyey Mid habeen hore ka dhacay degmada Axmed dhagax gaar ahaa Agaarka garoonka Kubada cagta ee istaadyomka.  waxanu sheegay wasiirku in kuwii hore baadhis ay ku waddan kii habeen hore dhacayna uu ahaa mid salka ku haya Aano qabiil.

Wasiirka Arrimaha guduhu waxa uu sheegay in aanay marna ogolaanay in falal noocasi oo kale ka dhacan.