Dawlada Imaaradka oo Berbera ka Hirgalinaysa Kawaan Xoolaad

0
53

 

012Dawlada Imaaradka oo Berbera ka Hirgalinaysa Kawaan Xooleed

Madaxweynaha oo la Filayo in uu dhagax dhigo

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in maalinta Khamiista uu  dhagax dhigo   kawaan xoolaha lagu qalidoono oo ay dawlada Imaaradku ka hirgalinayso Magaalo  Xeebedka Berbera.

Warar Wargeyska Waaheen helayo ayaa sheegaya in kawaankan la hirgalinayo berbera uu yahay mid casri ah