Daawo: “Waxaan Doonayaa Inaan Xisbiga Bari Ku Fidinno..” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(Waaheen)  Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku tagi doona dhawaan bariga Somaliland ayaa tilmaamay in xisbiga Ucid aanu ka jirin bariga, maadaama isaga iyo musharaxa Ucid midkoodna ka soo jeedin gobollada Bari. Waxa uu sheegay inay u qorshaysan tahay sidii xisbiga looga dhigi lahaa mid qoran oo dadku iska wada dhex arkaan.

Geesta kale wuxuu ku dooday in Somaliland dunida ka gadoontay, islamarkaana hay’addaha caalamiga ah iyo kuwan qaramada midoobay hoos u dhigeen meeqaamka Somaliland. Waxa uu rajo fiican ka muujiyay qorshaha hadda wasaaradda khaarajigu waddo.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Hannaankii wax lagu dooran jiray ma hayno
Faa’iidada Ay Qaranka U Leedahay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland
Dowladda iiraan oo ku guulaysatay tijaabada gantaal nooca satellitka
Cilmi-baadhayaashii Nigeria oo kala bar la dilay
Daawo: Madax dhaqameedka Beesha Ciise oo Baaq Adag diray
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo Booqday Ciidanka Dab-demiska
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.