BULSHADII WAXA GUMAADAY WHOLESALERS KA DAWOYINKA qaybtii 1aad ( Qalinkii Cabdi Caawiye)

0
53

pharmacy2

Waxa xaqiiqa xanuunada tirada badan ee bulshadeena naafeeyey waxaa kow ka ah rag caloosgood U shaqaystayaal ah oo aan bulshadooda waligood hoos u  eegin lagacagaha ay ka faaiidaan mooyaane oo layidhaahdo Wholesalers daawooyinka waxay wadanka keenaan dawooyin tayo ay leeyihiin iska daaye iyaga xanuun laga qaadayo.

Wali aduunka ma lagu arkay dawo uu ka qaalisanyahay galka ay Ku jirto.

KKKKK SUBXANALAH Walaahi dadkaasi inta U badan waa dadka SHEEKHYADA lagu tilmaamo miyaad aragtay dawo sharoobo ah oo uu qiimaheedu yahay 1dollar quraaraduna ay tahay 0.5 halkee laga helaa dawo qofka wax u taraysa oo qiimaheedu yahay 1dollar.

Waxaa dhibaatooyinka ay daawooyinka dhacay Ku hayaan bulshada ka mida:-

  • cudurka faliga
  • Dhiig karka
  • Xanuunadan caloosha ee batay
  • Dhalmada oo khalkhal gasha
  • Caruurtan xasaasiyada Ku wada dhalanaysa
  • Cuduro cusub oo aan hore hore loo aqoon

waxa dhaba in Hadii aynu sidaa kusii socono in bulshadeena Ku dambayn doonto dabar g’o.

MAGAALADA HARGEISA waxaa ku yaala meelo Wholesalers daawooyinka ah Hadii AAD gasho walaahi waad amakaagaysa ragaasi siday U iibinayaan daawooyinka iyagaa ka socod badan dhamaan waxa hargeisa lagu iibiyo xitaa dharka iyo raashinka.

Waxay Ku leeyihiin STORES AMA meelo lagu kaydiyo daawooyinka waxayna ka dhisteen ka ugu yari HAL FOOQ oo uu KU kaydiyob dawooyinka sunta ah ee uu umadiisa Ku gumaadayo.

Waxaan soo gudbin doonaa maqaalada dambe dadyow dhab ah oo noolnool oo noloshoodii badh waayey ama ay daawooyinka Ku sababeen xanuuno ay la jiifaan ilaa hada.

Maqaalkan oo ka kooban 83 MAQAAL waxaan si dhaba idiinku soo gudbindoonaa magacyada WHOLESALERS halakeey danyarteenii markii horeba tabaalaysnayd.

BULSHOOY DAWO ADOO DOONA NOLOSHAADA HAKU WAAYIN 1000 SHILIN OO DAWO AH

LASOCO QAYBAHA DAMBE 2-83

BY CABDI CAWIYE TELEPHONE 0634115877