Warbaahinta Caalamka oo Falanqaysay Sawir yarantiisi laga qaaday Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Tanzania,

0
84

02Hargeysa(Waaheen) Warbaahinta Caalamka ayaa Soo bandhigtay Sawir laga qaaday Marku yaraa Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Tanzania, John Pombe Magufuli.

Muuqalka Sawir ayaa ah Mid soo jiitay Bulshada Caalamka iyada oo Sawirkaasi la galiyey Baraha ay Bulshadu ku kulanto sida Facebook oo kale.

Sawirka Madaxweynaha  Cusub Ee Dalka Tanzania, John Pombe Magufuli ayaa hal ku dhig looga dhigay.  “Muhiim Maaha Halkaad Ka Timid,Balse Waxa Muhiim Ah Halkaad U Socoto” oo Macnaheedu yahay in wakhtiga la joogo laga hadlo wax taagan.

Madaxweynaha ayaa Da’diisu aad u yarad.