TACSI ka socota shaqaaLaha qarmadda midoobay

0
183

cawke

TACSI

Anaka oo ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay ( United Nations ):  Ahmed Kilas Jama, Ismail Abdirahman Sh. Omer, Mohamed Ali Bile, Kahin Ismail, Ali Abdi Younis, Mohamed Ali Farah , Mustafe Ali Farah,  Siciid Shukri. Fuaad Mohamed, Ahmed Aden, Abdillah Mohamed Yusuf iyo dhammaan shaqaalaha  Qaramada Midoobay ( United Nations ) ee Daafaha Dunida jooga,  waxay TACSI u dirayaan dhammaan Qoyskii, Qaraabadii, Saaxiibadii iyo dhammaan Shacbiga Reer Somaliland Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Weriyaha caanka ah ee Ahmed Hassan Cawke. Waxay Ilaahay uga baryayaan Janatul Fardows, Qoyskii iyo Ummadda Reer Somalilandna  Samir iyo Iimaan.

 WAAHEEN LONDON