Afhayeenkii Gaarka ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo Axmed Saleebaan Dhuxul oo is Casilay

0
85

 

Hargeysa(Waaheen)Afhayeenkii Gaarka ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii Uu ka hayey Xukuumada Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iska Casilay maanta.

Afhayeenka iyo Tiro Wasiiro ah ayaa maanta si rasmiye u shaaciyey inay ka tageen Xukuumada Uu hogaaminayo Axmed siilaanyo, waxaanay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen Magaalada Hargeysa.