Ma tahay mid ka naxa dadkiisa Matahay mid u naxa naftiisa

0
119

khalidMarka hore waxan ku bilaabaya salaanta islaamka السلام عليكم bacada salaan waxan  kaga hadalaya maqaalkaygan cawa waxayaaba aan kala kulamay cisbitaalada iyo mihanada ama shaqada caafimadka intaan ku dhexe jiray iyo dhibaatada haysta qof uu Alle ka qaaday caafimadka iyo inaa nay ahayn sababtu inaad aduu waxa dheertay ama uga dhawday Allah subxanahu watacaal lkn sababtu ay tahay imtixaan alle qofkan marinayo, dareen sinayo na nimcada caafimaadka lana doonayo ka caafimadka qabaana inuu ku cibro qaato kuna xamdiyo alleh nimcadu siiyay
Hadaba akhriste moogtahay in dad farabadan ay geed dheer iyo geed gaban u koreen maalkoodi cimrigoodi iyo waliba waxakastay lahayeen u hureen si ay ugu badalan lahayeen cafimaad darada haysta lkn waxa soo dhan aanay waxaba u tarin bal uu ka si daray uun .
Mays waydiisay sababta ??????
Cafimaadku maha waxa uu binaadam bixiyo ama gactiisa ku jira waa nimco alle ugu deeqay adoomihiisa
Hadaad aaminsatay walaalkayaw ama walaashayee in caafimadkaagu ku xidhanyey Dhakhtar,kalkaaliso,sheekh tufa ,daawooyin badan oo aad isticmaasho  ??? Waad qaladantahay waayo kuwaas oo dhani waa sababo alle ku sakhiray lkn caafimaadka waxa bixiya Allah subaxanahu wa tacaala
Hadaba ma bookhatay mana  soo eegatay qof wllkaya oo xanuunsanya oo wayey nimcada
Nebigana MUHAMED (Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaate ) wuxuu ina amaray inaan soo bookhano wllkeena jiifa iyadoo ay ku jirto faa’iidoyin badan sida
Inaad ogaato nimcada caafimadka
Inaad ka hesho ajar iyo xasanaad
Ininaad ku cibro qaadato xalada bukaanka
Inaad niyadana  u dhisto wllkaga tabalaysan

Guntii iyo gabagabadii  waxa qof kasta oo cafimadka ka hawl gala ka codsanayaa inuu  ixtiraamo qofka bukaanka aha oo anuu u arag qof gacancsi ka dhexeeyo noqo mid u diirnaxa wllkakaga tabalysan

Hadaba akhriste Ma ogatahay inuu caafimaafku yahay nimco alle bixiyo qofkuu aiyayna kula xisaabtami doono nimcda wuxuu ku  qaatay
Noqo mid u diir naxa wllkaga xanuunsanay oo ka kalameeya  si uu u qabsan lahaa hawl malmeedkiisa iyo bahiyihiisa
Noqo mid ku xamdiya neecawda caaimadka ee uu alle ku siiyay  hana noqon mid alle kaga soo hor jeesda oo ku caasiya

Alle waxan uga baryayaa qofkastoo tabalaysan nimcada cafimad daradu hayso inuu xanuunka ka dul qaado  cafimad qabna ugu badalo
اللهم امينننننننننن……..

                                           Alla mahad Leh

 Qalinkii Qoraa  KMC 

Email khaalidamiir@hotmail.com

Phone number  +252634079192