Xukumada Somaliland oo xoriyadiisii u soo celisay Wariye Soofadhiiste

0
90

FADHIIS.jpgWariye Maxamed cabdilaahi Soofadhiiste oo Xoriyadiisii Helay kadib markuu xidhnaa Muddo labo casho, xadhigiisaas oo ahaa Mid sharci daro ah, oo isagoo shaqadiisii gudanaya la Xidhay,
Siidayntan ayaa waxay kadanbaysay markii maanta Ururka suxufiyiinta Solja ka hadleen hadhiga wariyahaasi