Badhasaabka Awdal oo Shaqadii ka joojiyey isuduwii Ciyaaraha Gobolka

0
105

Boorama  (Waaheen)-  Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa ka xog waramay Shir uu kaga qayb galay Magaalada Diridhaba isagoo qayb ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha kaas oo u dhexeeyay Somaliland iyo Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Dawlada federaalka ah sidoo kale Waxa uu cadeeyay inuu Shaqadii ka joojiyey Isuduwihii Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha.