Daawo: Salaadiinta iyo Siyaasiyiinta Subeer awal Amar ka soo saaray Xadhigay Suldaan Sabayste

0
217

Hargaysa (Waaheen) Salaadiinta Beesha Subeer Awal Iyo qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Beeshaas ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u qabtay inay 24 Saacadood Gudahood Xoriyadiisa dib ugu Soo Celiso Suldaan Mawliid Sabayste oo Ciidamada RRU kala baxeen Aqalka Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyadoo Xukuumadu sheegtay in Suldaanku ku hawlanaa Kicin iyo abaabul dadweyne .

Halkan ka Daawo