XAFLAD MEHER

0
437

GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX 

hambalyo-meher

  •  ar
  • Aabo Abdillahi Hussein Miyira1Aabo Ahmed Hassan Muse
  • Ahmed Yusuf Yasin ( Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Somaliland)
  • Dr. Muse Qasim Omar ( Wasiirka ganacsiga)
  • Shucayb Mohamed Muse (Wasiirka Warshadaha)
  • Boobe Yusuf Ducaale ( Wasiirkii hore warfaafinta)
  • Osman Hassan Mire   (Wasiirkii hore ee Duulista iyo Hawada )
  • Abiib Diiriye Nur (Abiib Tima cad) (Wasiirkii hore ee Warshadaha)
  • Dr. Ahmed Hashi , Oday (Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha)
  • Abiib Hassan Filfil (Wasiirkii hore ee Ganacsiga )
  • General Nuux Ismacil Taani
  • Dr. Osman Yusuf Magan
  • Eng. Maxamuud Boos Axmad Caraale
  • Sh. Maxamuud sh Dalmar
  • Sh. Almis Sh. Yahaye H. Ibrahim
  • Xil  Ducaale
  • Xil: Ibrahim Ahmed Haybe
  • Xil : Bashiir Tukaale
  • Suldan Hussein Aw Muse
  • Suldaan Ahmed Nuur Samaaale
  • Shu’ab Hussein Abdillahi.
  • Mowliid Sh. Abdillahi Haddi
  • Axmad Xuseen Kaahin
  • Dr Siciid Xaamud Miyir
  • Esse Hassan Abdillahi
  • Abdinasir Ali Sahal
  • Hassan Omar Nur
  • Yasin Saleban Mumin
  • Hashi Abdillahi Hassan
  • Ibrahim Osman Ahmed
  • Dahi Isak Jibril
  • 23456890001112

Dhammaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo salaan diiran u dirayaan Eng. BASHIIR AHMED HASSAN MUSE iyo Dr. DHUDA ABDILLAHI HUSSEIN MIYIR oo Meherkoodu ka dhacay hoolka Hoodaale1, Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa  15/08/2015. Waxaanay ILaahay uga baryayaan inuu guurka lammaanahaasi ka yeelo kuwii lagu nasto ee lagu nagaado aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala siiyo. Aamiin  Aamiin Aamiin..