Koox Hubaysan oo xalay Dhacday Suuq ku yaala Boorama + Khasaarah ay gaadhsiiyeen

0
53

Borama (Waheen)-Wararka naga soo gaadaya magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay weerareen xalay suuq ganacsi oo ku yaalla badhtama Borma, iyaga oo halkaasi rasaas ooda kaga qaaday waxaana,ay galeen oo ay lacago badan ka dhaceen goob ganacsi oo wayn oo lagu magacaabo Muuse Caamir oo lagu safiro lacagaha kala duwan.

Dadblaydan oo afka soo duubtay ayaa waxa ay dadkii halkaasi ku sugnaa ku fureen rasaas waxaana wararka hor dhaca ah ee QJ/SDN helaysaa sheegayaan in ilaa saddex qof ku dhawacmeen rasaastii kooxdaasi ku furtay meesha,waxaan goobta gaadhay markii ciidanka iyaga oo rasaas xoogan oo magalada laga dareemay is waydaarsaday dablaydaasi .
la soco wixii warar ah ee ka soo kordha