Tahniyad Cumar Cabdi Xuseen iyo Bilan Moxamuud Cabdi Dacar‏

0
136

Aabo Abdi Xuseen Ciise iyo Hooyo Sahra Axmed Cabdi Mooge iyo dhamaan reer Cabdi Xuseen Moxamed Xaaji Ciise Geele iyo reerkiisa, Moxamed Cabdillahi Xuseen iyo reerkiisa, Aamina Xasan Cali iyo reerkeeda, Dr. Axmed Xuseen Ciise iyo reerkiisa, Amina Xuseen Ciise iyo reerkeeda, Casha Xuseen Ciise, Ruun Xuseen Ciise, Moxamed Xuseen Ciise iyo reerkiisa, Dahir Xaashi Madar iyo reerkiisa, Oo kale jooga USA, CANADA, SOMALILAND, DJIBOUTI, SWEDEN, iyo UK waxay Tahniyad Kash iyo Laab u dirayaan Boqorka Cumar Cabdi Xuseen Ciise iyo Bilan Moxamuud Cabdi Dacad oo arooskoodii 8dii August ka dhacay magaalda Brussels. Waxy leeyiihiin guurkiinu ha noqoda ki wanaag ku waara. AAMIIN…..