Shirka Mucaaridka Somaliland By Mukhtar Cilmi‏

0
31

iyadoo u mucaaridka somaliland ay ku guulaystayn qabashada shirka maanta la furay aya soo ifbaxday awooda rabitaanka somaliland oo ah isbedel siyaasideed inuu dalku ka dhaco, xukuumadda maanta dalka u talisa waa mid beri ka dhantahay sifadi sharciga ahayd in dalka u soo taliso.shirka isbahaysiga mucaaridku waa mid cid walba ay taageersan tahay , waxaana laga sugaya go’aan siyaasi ah ee logu badbadinayo qaranimada somaliland ka dib marke ay soo baxayn waraaqihii federaalka soomaaliyaa iyo xukuumaddan silaanyo.shirkan wuxu noqon doona ki labaad ee badbaadin laha somaliland waxaana inuu xasuus ah kii boorama 1993.shirka maanta furmay waa mid shacabku sugayaan go’aamadiisa wixii ka soo baxana ay yihiin wax laysku wada raaci doono. khayr iyo nabad iyo isbedel ayaan u rajinayaa qarankeena suuban ee somaliland.

 

Guul Guul

 

By Mukhtar Cilmi

 

mukhtarcilmi@hotmail.com