siilaanyo, saleemaan maxaa siyasaadoodi jsl muran ku mermershey?.

0
50

Madaxnimo xumadda iyo siyaasad xuumada waxaa aan lagu garan weyne marwalba waxaa aad maqleysa ama aad arkeysa madaxdda oo ka foogtey dacadnimaddi, marka aad eegto sida ay siyaasada dalka loo wado.waxaa shakii weyn yeeshey siyaasidii arrimaha dibadedda ee jsl . waxaa maanta inno cadatey in uu saleeman iyo siilaanyo ay isku kashedeen sidii ay ummadan u nanabib lahayn.waxaa lala socda in golaha guurtidda, golaha wakiiladda , golaha wasiradba, ku jiran siyaasiin lagu tuhusan yahay in ay golayashood ka dhex fuuliyan siyasaad ka baxsan distoorka jsl iyo jirtaanka.gudoomiha golaha guurtidi wuxuu isku deyaa in ku sameyo wakhti lumis siyasaad xisbiyadda qaranka.waxaan maanta meel ka akhiryey nimaan u hanjaba fasil cali warabi ,kuwasi waxan u sheegaya in aanu ahayn fasil cali nin loo hanjabo karo. Waxaa lahayaa rag dad nool aasey oo aaney cidna u hanjebin.sida kale waxaa aanu gancasatdda u sheegeyna in ay sameysatan xuduud ganacsi. Ragan ku jira xisbigga kulmiye ee madaxinmo radiska waxaan u sheegaya In u arkinkasi ahaa markeliya.saleeman , siilaanyo waxay heshis ku ahaan in ay dadka nanabiyan wakhtiganna ka luumiyan ka dib markii ay oogayeen in aanu dalkani lahayen cid u soo jeedda.guudoomiye saleeman shaley markii ku Hadley arrinka doorshooyinka ee uu muranka geliyey wuxuu iskukeen dhexdey dhigey shaqddi distoorigga ahayd ee ay qaban jireen golaashu iyo taan ee doorshooyinku ee manta tagaan. Sida awgeed maha in lagu eego dalkan nimaankan u soo shaqto tegey ee aan dalka iyo ummad mid aan rabin. Saleemaan isga ayaa meesha manta ku fadhia shari daro. Saleeman lama odhan xukuumadd u dood. Xisbiyau may ahaayn in y ogoladan in uu saleeman ka qab gallo shirki koomishinka doorshooyinka,xisbiyadda qaranka iyo deeqbixyeyaasyo ay iskugu yimmadeen.arrinka wuxuu u yaal in goboladda iyo degmooyinka dalka laga soo uruiyo ummadda xilkana laga xayuubiyo dhamacintan meesha isku urursatey sidd waxaa ay iyagu lee yihin dalka.

 

 

Alla madleh

Ibrahim isse