Xabaalaha Xaafada sheekh Nuur oo Daadku soo faqay + SAWIRO

0
67

Hargeysa(Waaheen)Waxa qaylo dhaani kasoo baxaysaa xabaalaha Sheekh Nuur oo ku yaala barriga magaalada Hargeysa,kuwaas oo roobku dibada uga soo saaray dadkii ku aasnaa.