Taliyihii Ciidanka Koofiyad casta Ceerigaabo oo la Dilay

0
71

Ceerigaabo-(Waaheen)- waxaa xalay lagu dilay magaalada Ceerigaabo taliyihii ciidanka koofiyad casta gobolka sanaag Siciid Cabdi warsame. Taliyaha ayaa la sheegay inuu geeriyoodey dhaawac ka  dib markii uu toogtay mid ka mid ah Askartiisa,kaas oo sida la sheegay baxsadey ilaa iyo haddana aan gacanta lagu dhigin.

Geesta kalena ilaa hadda ma jiraan wax xogo rasmiya oo ku saabsan sababta dilka taliyaha keentay.