Riyaaale Yimiye waa Maxay Qorshuhuu Watto Yaase Mahadin Socdaalka Riyaale Yaase Guluubku Ugu Dumay Xagee Seeftu Jidhin?.

0
56

 

maqal Waxaaan wadda ogsoonahay Imaatinka Madaxweynihii Madaxweynayaasha  Md Daahir Riyaale Kaahin oo dalka ka maqanaaa muddo 5sannaa isagga oo  aamusnaan kagga jawaabayaay dhacdooyinkii Dalka ka jiray   ,isagga oo imika Soo Caggo dhigtay Dalkiisii oo ay ka talisa Xukuumad mucaarid aadda ay isku ahyaayeeen berigii uu dalkan ka talin jiray.

 Xaalka oo Halkaa ceeggaaaga iyo marxaladda oo halkaa maraysaa waxaad moodaa  in riyaale noqondoono midi afaysan oo hoostaala Xukuumadda madaxweyne siilanyo  iyagga oo ay wasiiradda ugu tunka wayna ku jiraan  wasiirdadii ugu qab qabta roonaaa  xukuumadiisa laabaana sheegan jiray Dhab libaax ? Garan mayo hadda waxay yihiine .

 Xaalka oo saasaa Duritaankii riyaale  ee Warancadee  Raali gelintii  masuuliyiinta  kale qaadanwaagii Waran cadde iyo Dhool ka qosolkii  masuuliyiinta kale iyo ku jaha wareerkii shacabka  ee hadaladii riyaale .

Waxaaad moodaaa xaalka oo saasa in xeeladda soo noqosho ee Riyaale ay dhibsandoonaan Masuuliyiinta Kulmiye oo dayr adag ku ahaaa Jiritaankii Xukuumadii riyaaale .

 Haddaba xaalka oo saasa maxay soorta gal tahay ?  waxay ila tahay inay riyaale iyo xulafadiisu ay noqondoonaan caqabad wayn oo ay suurta gal tahay inay soo food saarto  Kulmiye .

Riyaale marnaba suurta gal maaha inay  ka faro la aadaaan  inay wadnaha u galaaan xukuumadan inta badan bilaa mucaaridka ahayd  oo sanadkan  uu  dhidibayn doonaan inay mucaarid xoogan ku noqdaan siilanyo.

 Su,aal : Riyaale Warancadee cunye ?  ina sulub meee iyo Cawil cali ducaale ? su aashaaa waxaan u daynayaa shacabka  ? waxanaan ka soo diyaarin doonaaa barnaamijyo  gaara?

Lasoco qaybta labaad oo faah- faahsan .

Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/Somaliland

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com

Mobil:0634431347