Midawga Yurub oo Mashruuc 1.5 milyan oo euro ku kacaya ka fulinaya Cisbitaalka Hargeysa.

0
30

cisbitaalkaHargeysa(Waaheen)Midawga Yurub ayaa ka hadlay qaybo cusub oo qalab ah oo ay kusoo kordhiyeen Cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa,waxaanay arrintaasi kaga hadleen qoraal uu nuqul kamid ahi soo gaadhey xafiiska Waaheen, una dhignaa sidan.

10/06/2015
Today, the European Union and its partners – the Hargeisa Group Hospital, United Nations Office for Project Services (UNOPS) and Terre Solidali – have launched anAutomated PatientRegistration Systemfor the Hargeisa Group of Hospitals.
The purpose of the project worth EUR 1.5 million is to improve the health status of the catchment population by increasing the efficiency, quality and sustainability of services provided by the Hargeisa Group Hospital (HGH). The use of the new fingerprint recognition system will allow keeping track of the therapeutic pathway (diagnosis, laboratory tests, drugs prescribed) and the utilization of the hospital services by the same individual. Once registered, patients receive a code number to pay the OPD fee, to see the doctor and for any other further steps required, e.g. paying for laboratory tests.
The new system is part of the broader EU funded project “Support to Health Services Delivery in Hargeisa Group Hospital” which includes infrastructural interventions, procurement of equipment for the hospital as well as capacity-building in financial and managerial areas. END
Midowga Yurub oo bixiyey”Nidaamka Diiwangelinta Bukaanka”ee Dhakhtarka Guud ee Hargeisa
10/06/2015
Maanta, Midowga Yurub iyo hay’adaha la shaqeeya, Dhakhtarka Guud ee Hargeisa, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Adeegyadda Mashaariicda (UNOPS) iyo Terre Solidali waxay daah fureenNidaamka diiwaangelinta bukaanka”ee Dhakhtarka Guud ee Hargeisa.
Mashruuca oo ay ku baxday 1.5 Milyan oo Euro ayaa ujeedadiisu ahayd in sare loogu qaado xaaladda caafimaad ee dadka badan ee isticmaalaha dhakhtarka iyadoo sare loo qaado waxtarka, adeega, tayada, iyo joogtaynta adeegyadda Dhakhtarka Guud ee Hargeysa. Isticmaalka nidaamka casriga ah ee faraha sawiraya ayaa wuxuu sahlayaa in la helo xogta bukaanka ee waaxyaha caafimaadka sida (baadhitaanka, shaybaadhka, iyo dawooyinka) iyo ka faa’iidaysiga bukaanka ee adeegyadda dhakhtarka. Bukaanka, marka la diiwaangeliyo waxaa la siinayaa warqada sugista, isla warqadaas ayaa loo isticmaalayaa in lagu bixiyo lacagta Qaybta Bukaan Socodka (OPD) si loo arko dhakhtarka haddana isla warqada ayaa lagu lacagta shaybaadhka iyo adeegyada kale ee loo baahan yahay.
Nidaamkan cusub wuxuu ka qayb ka yahay mashruuca guud ee Midowga Yurub ee la yidhaahdo “Taageerada Adeeg Bixinta Caafimaadka ee Dhakhtarka Guud ee Hargeisa”kaas oo ay ku jiraan nashqadaha kaabayaasha cusbitaalka, iibinta qalabka dhakhtarka iyo sidoo kale dhisida awooda dhinaca maamulka iyo xisaabaadka.