Ogaysiis Fursado Bakhtiyaa nasiib ah Caalami Najax

0
280

Maamuluka Dugsiga Barashada Baabuurta ee Caalami Najax wuxuu ku ogaysiinayaa inuu bilaabi doono tartankii bakhtiyaa nasiibka ahaa ee Barashada baabuurta. taasoo 10-ka qof ee ku guulaystaa ay heli karaan waxbarasho bilaash ah oo wadista baabuurta ah

 

Bakhtiyaa nasiibku wuxuu bilaabmi doonaa

01-10 bisha june 2015

shuruudaha looga baahan yahay

1. inuu qofku sigo cardkiisa dhalashada

2. inuu caafimaad qabo jidh ahaan iyo maskax ahaan

3. inuu la yimaado $5 oo diiwaan galin ah oo uu kaga qayb qaato bakhtiyaa nasiibkacaalami najax5 calaminajax4 calaminajax3 calami najax2